Xikmadaha

0
152
  • Xikmaddu waa in aad garanayso waxa aad samaynayso, Xirfadduna waa inaad garanayso qaabka aad u qabanayso. Guushuna waa inaad samayso.
  • Nin xakiim ah ayaa yidhi โ€œ Arrin kasta wuxu ku bilowdaa yaraan, ka dibna wuu koraa oo weynaada ilaa Masiibada mooyee. Iyadu waxay ku bilaabantaa weynaan ka dibna way yaraataa. Shay kastaana marka uu bato wuu jabaa oo rakhiis noqdaa, edebta mooyee, iyadu way qaaliyowdaaโ€
  • โ€œ Weedhaha carabkaagu waxa ay u muujiyaan, sida aad u fikirayso, waxba codkaaga kor haw qaadin laakiin xikmada kelmadaada kor u qaadโ€
  • โ€œMaskaxda ka madhan xikmadda, saaxiibkeed waxay ku kordhisaa carab xumaani ka buuxdo โ€œ

โ€œHaku dagmin muuqaalka sare, aamusnaanta xabaalaha maaha inay dhamaantood Jano wada galeen