- Haku Farxin dhibaato ku dhacday qayrkaa, waayo ma ogid adagaba maalmuhu waxa ay ku qarinayaan.
- Dadku waxay inta badan iloobaan inay kuu mahadnaqaan markaad wanaag u samayso, laakiin marnaba ma iloobaan inay ku eedeeyaan haddii aad hal qalad ku samayso
- Aargoosiga ugu wanaagsanwaa inaad horay u socoto, cafido, ilowdo, kuna dadaasho inaad guulaysato.
- Dadka qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedka ay ku jiraan laga burburiyo
- Wanaagu waxba ma aha hadaan ficil la socon, Aaminaadu waxba ma ah hadaanay caddayni la socon, Raaligelintu waxba ma aha haddii aan isbedel jirin.
Qofka u dambeeya ee maskaxdaada ku jira markaad seexanayso habeenki waa sababta farxdaada ama xanuunkaaga