Xikmadaha

0
56
  • Dadka mabaa’dii’da lihi waxay noolaan boqolaal sano, kuwa danaha dhow lihin waxay dhintaan boqolaal jeer
  • Qofka guulaystaa waa midka ku raaxaysanaya waxa uu qabanayo ( Dell Kerny)
  • Ha la dagaalamin qof aanay waxba ka khasaarayn ( Hitler)
  • Qof aan maanta diyaar ahayn, berina diyaar ma noqonayo
  • Nolosha maad baran, hadaad mar kasta aaminto inaad saxan tahay
  • Baro sabirka noloshu mar kasta maaha sida aan rabno
  • Isfaham la’aan yari yay kaa burburin saaxiibtinimo wayn.
  • Marka aad aragtid in aad qalad gashay si dhaqso ah u sax.
  • Si degan u hadal, laakiin si dhakhso ah u fikir