Beentu Wakhtigeedu Waa Gaaban Yahay!

0
42

Betty Anne waxay ahayd gabadh irishka u dhalatay , sanadkii 1983 ayaa la xidhay walaalkeed iyadoo lagu eedeyay inuu dil geystay. Waxaanaย  markii danbe maxkmaddu ku xukuntay xadhig 18 sano ah iyadoo dalka Ingiriiska aanu jirin xukunka dilka ah awgeed.

Anne waxay si u ogayd in aanu walaalkeed dilal geysan oo shekadaasi ay beentahay , waxaana ay bilowday inay walaalkeed xadhiga xaq darada beenta ah ka soo saarto. Wakhtigaasi ayay ka tagtay shaqadii ayย  haysa waxayna bilwoday inay gasho dugsiga sharciga lagu barto, iyadoo markii ay dhamaysana kuliyad shacriga ee jaamacad gashay.

Wixii intaasi ka danbeeyay axay noqotay garyaqaan, sanadkii 2001 ayay maxkamdaa ka codsatya in kiiska walaalkeed dib loo furo iyadoo iyadun ka ahayd garayaqaanka difaaciayay. Waxa la soo bandhigayย  oo baadhis lagu sameeyayย  dhiigga laga shakiyay iyo DNA taasi oo markii dnabe cadaysay in aanu walaalkeed Kenny Waters ahayn qofka dilka geystay. Waxaana wakhtigaasi laga sii daayay xasbiga ka dib markii uu xidhnaa muddo 18 sano