Muhaajiriin uu ilmo yar ku jiro oo ku dhintay iyagoo ka gudbaya Kanaalka Egland

0
51

Halka uu ka socdo soo badbaadinta muhaajiriintaImage caption: Halka uu ka socdo soo badbaadinta muhaajiriinta

Ciidamada ilaallada xeebbaha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ay ku dhinteen, iyagoo doonaya in ay ka gudbaan Kanaalka Egland.

Shanta qof ayaa isugu jiray 3 nin, naag iyo ilmo yar, sida ay sheegeen.

โ€˜โ€™Abaare shanti aroornimo ee saaka, doon yar (oo ay saran yihiin dad ka badan 110 qof) ayaa ka shiraacatay xeebbaha Jarmalka (Wimerreux), ayay sheegeen.

Wakaaladda Warrarka u faafisa dalka Faransiiska ee AFP ayaa laga soo xigtay in ilmaha yar oo gabadh ah ay jirtay 4 sano