Xikmadda

0
62
  • Guuldarradu waa ku meel gaadh waxaana ay kuu abuurta fursado aad ku guulaysato.
  • Samee waxyaalaha aad u malaynayso in aanad samayn karin.
  • Qof aan hadaf lahayn waa dooni aan shiraac lahayn, l abaduba waa waayaha hafiya
  • Sawirka ugu qurux badan ee aad samayso waa inaad dhisto Biriijka kaa gudbinaya badda quusata
  • Muhiim maaha in aad iftiinka ku jirta, waxa muhiim in waxa aad rabto uu iftiinka ku jiro.
  • Noqo qof sharaf leh oo daacad ah, sababtuna waa dadku waxay mudan yihiin sharaf iyo daacadnimo lagula dhaqmo.