Ixtiraamka Waa U Muhiim Bulshada!

0
89

Markii ay shirkaddu shaqada ka banaan baahisay waxa soo codsaday dad badan.ย  Markii ay soo dhamaysay xulshadii tirada imtixaanka laga qaadayo ayaa loo sheegay in maalinta berri la qaadi loona soo diyaar garoobo.

Imtixaanka ayaa ka koobnaa 15 suโ€™aalood oo isku mid ah, qof kastaa wuxu ka sheqeeyay imtixaankii. Markii la saxay waxa derejo isku mid ah keenay labada nin Axmed iyo Daahir.ย ย  Waxaana u yeedhay markii danbe gudida imtixaanka qaaday oo u sheegtay in labadoodu ay si kasta isku mid u noqdeen oo mid kasta uu ka jawaabay 14 suโ€™aalood, halka midna uu garan waayay.

Waxaana ay u sheegeen inay goโ€™aan ku gaadheen madaama ay si kasta isugu mid nodeen in jagada la siiyo Axmed. Daahirna uu sidaasi ku qanco oo ogaado.

Daahir oo aad u xanaaqay ayaa weydiiyay sababta ay ku doorteen wiilka kale madaama ay isku mid ahaayeen. Waxaana ay ugu jawaabeen suโ€™aasha aad garan weydeen isagu wuxu ku qoray :โ€ย  Ma garanayo suโ€™aashaโ€. Adiguna waxaad ku qortay โ€œ Xitaa anigu ma garanayoโ€ oo ka dhigan hadii aad garan weyday in aanay jirin cid garan kartaaa, iyadoo ay joogaan aqoonyahankii ku weydiiyay.ย  Taasi ayaa muujisay sida aan ixtiraam ugu hayn dadka kale. Iska ilaali Kibir kugu jira ayaad ku waayi kartaa arrin muhiim.