Xikmadaha Maanta

0
92
  • Haddii cagahaagu raad kaga tagaan dhulka, carabkaaguna raad ayuu kaga tagaa quluubta. Qofna ha dulmiyin, ha xamayn hana dhaawicin dareenkiisa.
  • Sirta noloshu maโ€™aha in aad samayso waxa aad jeceshay, balse waa in aad jeceshay waxa aad qabanayso.
  • Karaamada iyo weynida qofka waxa lagu qiyaasaa illaa xadka uu diyaar u yahay in uu u naxariisto kuwaย  gefka ku sameeya.
  • Haddii aad caado ka dhigato in aad ka cadhooto wax kasta oo aanad raalli kja ahayn, weligaa nolosha ku xasili maysid.
  • Khayrka minjo u noqo, laakiin weliga sharka madax ha u noqon.
  • Marka aad walaalkaa ka caawiso in uu buur fuulo, waxa aad ogaataa in aad tahay qofka ku xiga fanashada buurta.
  • Qofka oo cadhooda marka la canaantaa, waa astaan muujinaysa in uu qalmo canaantaa.
  • Marka aad taariikhda dib u raacdo waxa aad ogaanaysaa in runtu mar walba tahay mid aan la faafin.

La fadhiisoย dadka caqliga badan, xitaa haddii ay yihiin cadawgaaga, waayo caqligu caqliga ayuu la hadlaa