Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabi jiray Marcos Gar oo akhriyay wargeys ka soo baxa dalkaasi ayaa markii uu gaadhay bogga tacsida ka akhriyay iyadoo isaga geeridiisa lagu qoray oo asxaabtiisa iyo dadkii garnayay ay ka tacsiyadeeyeen qoyskiisa.
Ninkaasi ayaa dhowr jeer ku celiyay akhriska isagoo aad u naxsan. Waxaana uu ku dhawaaqay dhawr jeer ma anigaa dhintay?ย waan noolaye mise waan dhintay… Waxaana ku kacay ย isla wakhtigaasi dhiig kar xooggan ah oo uu ku miyir beelay.
Muddo yar ka dibna waa uu dhintay.ย Sababtuna waa isagoo rumaysan kari waayay in uu nool yahay taasi oo keentay in maskaxdiisu u shaqayso si aan caadi ahayn oo sababtay geeridiisa. Weligaa qofna haka nixin.
ย