Xikmadda Maanta

0
352
  • “Naftaada ka shaqee ka hor intaadan dadka kale sixin.” ย ( IM.Qasali)
  • “Dunida ha ka dhigin hoygaaga, ee ka dhig jidka aad ku sii marayso aakhiro.”
  • “Cilmiga aan camal lahayni, waa sida geed aan midho lahayn.”ย  ( IM.Qasali)
  • “Qiyaasata runta ah ee qofku waa waxa uu u sameeyo dadka kale.”
  • “Ma jiro wax ka yaab badan caqliga biniโ€™aadamka marka uu si dhab ah u fekerayo.”
  • “Kuwa aan waligood qalad samaynin, waligood ma tijaabiyaan wax cusub.”
  • “Cilmi-yahanku maaha mid ka fiican dadka kale, balse waxa uu leeyahay xiise suโ€™aalo badan.”
  • Ma jeclid in qaladka kaa dhaca laguu saxo si adag. Adiguna iska jir arinkaasi.
  • Waxa badan haku mashquulin fikirka arrin dhib kugu haya, laakiin Allah weydiiso denbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa albaabo aanu fikirku furin.
  • Cadaanka macanihiisu maaha qurux waayo Kafantkuba waa cadaan, Madawga laftiisuna maaha foolxumo waayo dhagax kacbaduba waa madow.