Adkaynta Xoojinta Difaaca Jidhka!

0
80

Warbixin lagu daabacay โ€œGerman Magazine Reportโ€ ayaa muujisay faaโ€™iidoyinka ay leeyihiin biyaha la cabbo subaxda hore marka ay calooshaadu madhan tahay, waxaana ay cadeeyeen inay Jidhka Ka saaraan Sunta ย iyo Inay qayb weyn ka qaataan habsami u shaqaynta dheefshiidka.

Cabista Biyaha subaxda hore waxa kale oo ay sheegeen inay hoos u dhigaan wadna xanuunka, isla markaana xoojiyaan cusbonaysiinta maqaarka sare.

Warbixintu waxa kale oo ay sheegtay in biyuhu ka hortagaan dhagxanta kelyaha iyo xanuunada kaadi haysta.ย  Ugu danbayna waxay sheegeen inay xoojiyaan difaaca jidhka guud ahaan.