Horumarka Nolosha Iyo Wadajirka Deegaanka!

0
71

Iskaashiga Iyo Guusha

Deegaanย  dadkiisu aad isu caawin jireen,ย  marka guri la dhisayo, qof walba qayb ayuu ka qaadan jiray. Haddii qof xanuunsado ama dhibaato soo gaadho, bulshada ayaa garab istaagi jirtay. Carruurta waxaa la bari jiray ixtiraamka, wadajirka, iyo ilaalinta deegaanka.

Sanado ay tuulada abaari ku dhacday, biyihiina yaraadeen ayay dadkii tuulada goโ€™aansadeen inay si wadajir ah ceel u qotaan oo geedo u beeraan si deegaanka loo hagaajiyo, qurux iyo hadhna u yeesho. Qof walba shaqo ayuu qabtay, halka kuwa hantida haystay ay lacag bixiyeen, qaarna xooggooda ayay kaga qayb qaateen .

Muddo ka dib, tuuladii waxay noqotay meel horumar leh oo biyo, beerro cagaaran, iyo nolol wanaagsan. Nolosha bulshaduan waa is bedeshay.ย ย  Deeganadii la jaarka ahaa ayaa aad ula yaabay sida deegankani horumarka u sameeyay.

Halkudheggุน waa:ย  Bulsho wada nool oo iskaashi leh waxay gaadhaa horumar iyo nabad, halka kala fogaanshuhu keeno dib u dhac iyo burbur.