“Dhamaan taariikhda dalal badani waxa ku dhacay guuldaro dhinaca dhaqanka ah, laakiin taasi weligeed maaha calaamadda dhammaadkii qarankaasi. Marka waddanku uu noqdo dhibbane ay asiibtay guuldaro maskaxeed, taasi ayaa tilmaamaysaa dhamaadka waddan ama Qaran” .
“ Ku dayashada khariban ee dadkii hore maaha inay iyagu soo noolaadeen laakiin waxay ka dhigan tahay inay kuwa nool dhinteen”
“ Wakhtiga tegay iyo mustaqbalku waxay isugu eeg yihiin si ka badan siday isu eeg yihiin dhibcaha roobka”. Xikmadaha qoraalada caalimka Abu-Zaid, A/rahman Ibnu khaldun






















