Nin Hubeysan oo Saddex Qof Ku Dilay Mareykanka

0
516

Nin hubaysan ayaa ku dilay saddex qof dalkaasi Mareykanka.
Ninka ayaa sidoo kale isaguna istoogtay kaddib markii uu weerarka fuliyey, kaasoo weerar ku qaaday dad xilligaasi filin ku daawanayey tiyaatar ku yaalla magaalada Lafayette ee gobolka Lousiana ee dalka Mareykanka
Waxaa illa hadda si rasmi ah loo oggeyn sababta uu u bartilmaansaday tiyaatarka Grand ee magaalada Lafayette oo uu xilligaasi ka socday filin lagu magacaabo Trainwreck.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here