Wararka Dibeda Dalka Ruushka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Xuduudaha Wadamada Ay Dariska Yihiin. By Wargeyska Dawan - March 15, 2020 0 791 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Moosko (Dawan)- Dowladda Ruushka ayaa amr ku siisay Ciidamadeeda amaanka in gabi ahaamba ay xidhan xuduudaha raashiya ay lawadaagto, dalalka Poland iyo Norwey maanta oo Axad ah sabab la xiriirta halista Cudurka Coronavirus.