Wararka Dalka Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE By Khadar Maxamed - October 28, 2020 0 834 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Ibraahim Axmed Raabi. Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xoghaya Guud