Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Dhigiisa Dalka Kiinya

0
785

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay dhigiisa dalka Kiiniya Uhuru Kenyatta.

Wararku waxay sheegayaan in kulanka lagu faaqiday arrimo dhawr ah oo ay iska kaashanayaan labada dal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here