Komishanka Xuquuqal-iinsaanka Somaliland ayaa magaalada Boorama ku qabtay kulan tababar loogu fidiyey Suxufiyiinta iyo xeer-ilaalieyaasha ka howlgala gobolka Awdal, kaasoo ka qaybgaleyaasha lagu siiyey aqoon korodhsi ku saabsan ilaalinta xoriyada hadalka iyo u hogaansanaanta Sharciga.
Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=wRH3fs3s9h0&w=1020&h=574]






















