Daawo: Maayarka Berbera oo ka waramay Dhismaha Hudheelkii Badda cagaha geli iyo goobaha lagu dabaasho

0
661

Maayarka Magaalada Berbera oo todobaadkii hore waraysi siiyey Wargeysyada Dawan, ayaa ka waramay dhisme laga dhisayo Hudheelkii Badda cagaha geli ee Magaaladaasi iyo goobo lagu dabaasho oo laga samaynayo xeebta magaaladaasi.

Waraysigan waxa kale oo uu Maayarku kaga hadlay koboca Magaalo ee Berbera oo uu sheegay inuu gaadhay 80% muddo ku siman toban sannadood.

Halkan ka Daawo:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=nDWODO1I97w&w=956&h=538]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here