Qiimayn ayaa lagu sameeyey safafka ama ciyaartoyda ay haystaan xulalka ka qayb-gelaya Koobka Adduunka ee 32-ka ah, waxaana kaalinta koowaad ku jira xulka qaranka England oo qiimaha ciyaartoydooda tegaya Qatar ay gaadhayso âŹ1.26 bilyan oo Gini, halka dalka martigelinaya tartanku uu yahay kan ugu hooseeya qiimaynta.
England oo ka mid ah dalalka sannadkan la sheegayo inay fursadda fiican u haystaan Koobka Adduunka ayaa waxa koob ay qaadaan ugu dambaysay sannadkii 1996kii oo ay Koobka Adduunka ku guuleysteen, waana marka kaliya ee ay tartankan qaadeen.
Ciyaartoyda qiimaha xulka England sare u qaaday waxa ka mid ah Phil Foden oo âŹ110 milyan oo Euro uu qiimihiisu yahay, Jude Bellingham oo âŹ100 milyan oo Euro ah, Harry Kane oo âŹ90 milyan oo Euro ah iyo Raheem Sterling oo qiimihiisu marayo âŹ70 milyan oo Euro.
Brazil ayaa noqotay xulka labaad ee safka ugu qiimaha badan la tegaya waddanka Qatar, waxaanay ka horreeyaan Faransiiska, Portugal iyo Spain oo shanta sare dhamaystiraya.
Halkan kaga bogo qiimaha ciyaartoyda xulalka ka qayb-gelaya Koobka Adduunka:
- Qatar â âŹ14 milyanÂ
- Costa Rica â âŹ18 milyanÂ
- Saudi Arabia â âŹ25 milyanÂ
- Australia â âŹ38 milyanÂ
- Iran â âŹ59 milyanÂ
- Tunisia â âŹ62 milyanÂ
- Ecuador â âŹ146 milyanÂ
- Japan â âŹ154 milyanÂ
- Cameroon â âŹ155 milyanÂ
- Wales â âŹ160 milyanÂ
- South Korea â âŹ164 milyanÂ
- Mexico â âŹ176 milyanÂ
- Canada â âŹ187 milyanÂ
- Ghana â âŹ216 milyanÂ
- Morocco â âŹ251 milyanÂ
- Poland â âŹ255 milyanÂ
- United States of America â âŹ277 milyanÂ
- Switzerland â âŹ281 milyanÂ
- Senegal â âŹ288 milyanÂ
- Denmark â âŹ353 milyanÂ
- Serbia â âŹ359 milyanÂ
- Croatia â âŹ377 milyanÂ
- Uruguay â âŹ449 milyanÂ
- Belgium â âŹ563 milyanÂ
- Netherlands â âŹ587 milyanÂ
- Argentina â âŹ633 milyanÂ
- Germany â âŹ885 milyanÂ
- Spain â âŹ902 milyanÂ
- Portugal â âŹ937 milyanÂ
- France â âŹ1.08 bilyan
- Brazil â âŹ1.14 bilyan
- England â âŹ1.26 bilyan




















