Dail Mail: Xayawaanku Ma Dhoola Cadeeyaan?

0
423

Wargeyska Dail mail ee dalka Ingriiska ayaa soo bandhigay mawduuc cusub oo uu su’aal uga dhigay xayawaanadu ma dhoola cadeeyaan ama qoslaan ?
Wargeyska ayaa sheegay in qosolka iyo dhoola cadayntu ay tahay arin u gaar ah Aadamiga oo aanay la wadaagin xaywaanada kale.
Wargeyska aya intaasi ku daray , laakiin inay jirto mararka qaarkood inaad arki karto arin taasi ka gedisan, taasi oo ah in dhamaan xaywaanka marka ay faraxsan yihiin laga garan karo wejigooda. Wargeyska ayaa yidhi waxayna tani si weyn ugu eegtahay farxadda aadamiga. Waxaanu uu soo bandhigay sawiro kala duwan oo xaywaano isku mid ah oo marba nooc wejiyadoodu yihiin. Waxaan ka soo qaadanay labadan.

Leave a Reply