Tobanka Magaalo Ee Loogu Booqasho Badan Yahay Dunida

0
366

Dunida ayaa isku dhaaftay dadaalka iyo ka faa’iidaysiga caqliga iyo xikmadda dalalka qaarkood waa mashquul ay dunida kale ku qulqulayso , kuwa kale waa bahalo galeen aan cidina u dhawaan oo mar kasta laga digo in la tago. Tobanka magaalo ee loogu booqasho badan yahay ayaa kala aha :
1- Paris (France)  15.6  Milyan Ruux.    2- London (UK) 14.8 Milyan
3- Bankok (Tailand) 10.94 Milyan qof.  4- Singaphore 10 Milyan
5- New York (USA) 9.4 Milyan            6- Hongkong ( China) 7.90 Milyan
7- Istanbul (Turkey) 7 Milyan               8- Dubai (UAE) 6.9 Milyan qof.
9- Shanghai ( China) 6.6 Milyan        10- Roma (Italy) oo ay sanadkii booqdaan  6.12 Milyan.

Leave a Reply