Saldhiga Ciidan Oo Isu Bedelay Goob Dalxiis

0
419

Saldhig qarsoon oo ay lahaayeen Sofiyeetku kuna yaalay Jarmalka, laguna kaydin jiray hubka 4halista aya wakhtigan isu bedelay goob dalxiisa.  Saldhigan ayaa burburkii Sofiyeetka ee 1991, ka dib lagu khasbay inay meshaasi iskaga guuran, waxayna ka tegeen sanadkii 1996.
 
Saldhigan ayaa isu bedelay goob loo dalxiis tago oo lagu soo bandhigo madaxyada gantaalaha gaboobay ee hawlgabka ah iy noocyo kale oo hub ah. Goobtan oo bada madaw u jirta 10 km ayaa noqotay goobaha loogu dalxiis badan yahay, iyadoo ay mar kasta u furan

Leave a Reply