Qudhaanjadda Oo Loo Adeegsado Baadhista Dahabka

0
795

Daraasad cilmi baadhis ah oo ay ka sameeyeen aqooyahano ka tirsan Commen wealth dalka Austareliya ayaa cadaysay in qudhaanjada cadcad ay dadka ku hagi karto goobaha laga heli dahabka iyo macadanaha  kale ee qaaliga ah.
Warbxin lagu qoray wargeyska Science Daily ayaa lagu cadeeyay  in qudhaanjada godadkeeda laga helay dahaba iyo goobo kale oo u dhow.
Dr.Aron Stewart oo ka tirsan cilmi baadhayaasha commonewealth ee dhinaca sayniska iyo wershadaha aya sheegay inay cayayaankaasi yar u isticmaaleen inya ku soo ururiyaan dahabka iyo macadano kale . Taasi oo fudaydis macadano ay adag tahay in si fudud lagu helo.

Leave a Reply