Xasadka Iyo Iimaanka

0
485

Daraasad cusub oo la soo saaray 2013 bishii June ayaa cadaysay inย  maskaxda marka ay xaasidnimo ku jirto ku soo dayso dhiig badan qaybaheeda firfricoon. Taasi oo maskaxda dhib ku keenta iyadoo haddii ay caado noqota cimrigeeda soo gaabisa. Xasadku waa qofka oo jeclaada nicmada ama wanaagga qofย  kale haysto inay ka tagto xataa haddii aanu isugu helayn. Qofka Xaasidka ahinaย  waxaa uu necbeystaa marka uu arko qof Allah (sw) nicmo siiyay sida cilmi, qurux, mansab iyo maal. Rasuulkuna (scw) wuxu xadiis ku yidhi โ€œ Qofka kuma kulmaan Iimaan iyo xaasidnimoโ€ย ย  xasadkuna waxa uu marka hore ka bilaabma qof keliya,wuuna fidaa deegaan, shaqo, urur iyo dalba.ย  Waxaana dabada ka riixaya shaydaan. Waayo isaga ayaa ugu horeeyay cid wax xaasidda waana ku dhaqaka Ibliis kaasi oo xaasiday Nebi Aadam markii Allah (sw) yidhi uย  sujuud.
 
 

Leave a Reply