Dalka Japan Oo Dadka La Baraayo Sidii Geerida Loog Diyaar Garoobi Lahaa Iyo Sidii Aaska Loo Samayn Lahaaba

0
369

Dalkaasi Japan ayaa dadkiisa loo diyaarinayaa casharo ku saabsan sidii ay isugu diyaarin lahaayeen geerida iyo aaskooda, waxaana la siinayaa dadkaasi casharo ku saabsan sida dadka dhinta loo aaso iyo sida geerida loogu diyaar garoobo, iyada oo lagu kharash gareeyey lacag badan sidii casharadan loo heli lahaa.
Huckasto ayaa kamid ahaa macalimiinta casharadan baraysay dadkaasi casharadaasi,iyada taasi keentay in dadkaasi khibrad badan ka helaan casharadaasi, sida lagu daabacay wargeyska New York Daily News.
Waxa kale oo kasoo qayb galay  madax sar sare oo  kamid ahayd kambaniyo ka shaqeeya sida dada loo aaso, iyaga oo qaban qaabo markasta u sameeya aasaska la samaynaayo, waxaanay aad usoo dhoweeyeen arrintaasi, sidoo kalena waxay sheegeen inay ka raysan doonaan dhibaatadii ay kala kulmi jireen dadkaasi marka la joogo aasaska.
 
 
 
 
 

Leave a Reply