Madfac Xaflad Aroos Ku Dilay 15 Qof

0
389

Madfac ku dhacay goob ay ka socotay Xaflad aroos ee dalka Afghanistan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 15 qof, tobannaan kalena way ku dhaawacmeen.
Arrinta waxa ay dhacday kaddib is rasaseyn xoog badan oo dhex martay ciidanka dalka Afghanistan iyo koox ka tirsan Talibaan.
Weerarkan oo ka dhacay gobolka Helmand ayaa imaanayo maalintii ugu dambeysay ee ciidamada Mareykanka iyo NATO ee howlgaLkooda dalka Afghanistan.
 
 

Leave a Reply