wareegeen dawladii, ayna kala direen baarlamaankii.
Dhaqdhaqaaqa fallaagada shiicada Yemen ayaa ku dhawaaqay in ay la Kooxda ayaa hadal ay ka sii daayeen telefishanka waxa ay ku sheegeen inuu gole ka kooban shan xubnood ay mateli doonaan Madaxweynaha xilli ku meelgaadha ah.
Kooxda ayaa awooda caasimada Sanca qabsaday bishii Sebtembar, waxaanay ku qasbeen inuu iscasilo madaxweyne Abed Rabbo Mansour Hadi bishii January.
Dhawaaqan ayaa imanaya kadib markii uu guuldaraystay heshiis nabadeed oo ay waday Qm.