Maxaa Ka Jira Suxuunta Duusha?

0
438

Sanadkii 2007 ayuu telefishinka Mexico baahiyay sheekada ah in nin beeralay ahi ku dilay beertiisa makhluuq aanu garan Karin wuxu yahay oo eeg aadamiga. Tv ayaa sheegay in ninkaasi uu ku dhacay argagax  ka dibna uu toogtay. Culimada ayay u suurtagashay inay baadhaan makhluuqaasi iyagoo markii danbe sheegay inuu ahaa mahkhluuq ku nool badda gudaheed oo aan inta badan la arag isla markaana yar shabaha aadamiga laakiin xaga ilkaha iyo afka aanay isku mid ahayn. Kuwa kale ayaa iyana sheegay inuu aha makhluuq ka yimi duni kale. Halka qaarkoodna ay ku sheegeen inuu ahaa Jin is muujiyay. Waxayna sabab uga dhigeen isagoo ninkii beerta lahaa u dhintay dhawr bilood ka dib sabab aan la garan. Taasi oo ay sheegeen inay ka aarguteen.  ( Wargeyska Daily Telegraph).

Leave a Reply