Daalibaan oo Baahisay Taariikhda Mullah Omar

0
689

Daalibaanta reer  Afghanistaan ayaa  si lama filaan ah u daabacday  taariikhda  Mullah Mohammed Omar, iyada oo loogu dabbaaldegayo sannad guurada 19 aad ee ka soo wareegtay markii loo cumaamaday inuu noqdo hoggaamiyahooda sare.
Taariikh nololeedka Mullah Cumar oo lagu daabacay website-kooda ugu weyn ayaa mugdiga ka saareysa xaqiiqooyin lagu muransanaa  oo ku saabsan waqtigii uu dhashay iyo barbaaristiisii.
Hubka uu Mullah Cumar  ugu jecel yahay  ayaa lagu sheegay qoriga  RPG 7 –  waxaana noloshiisa lagu tilmaamay mid caadi ah oo aan lahayn isla weyni.
 
Mullah Omar, oo aan la ogayn meel uu  ku sugan yahay ayaa lagu xusay warbixintan inuu tallaabo tallaabo ula socda howlmaalmeedka dhacdooyin ee ka socda Afgaanistaan iyo dunidaba.
Maraykanka ayaa dul dhigay  madaxiisa lacag dhan  $10m  Mullah Omar, oo aan il iyo baal la saarin tan iyo markii isbahaysiga Maraykanku hor boodaaya weeraray  Afghanistan  sannadkii  2001.
 
Taariikh nololeedka ayaa sheegaysa inuu dhashay sannadkii  1960 tuulada  Chah-i-Himmat, degmada  Khakrez gobolka  Kandahar ee Koofurta dalkaasi.
 
Magaciisa ayaa warbixintu u soo xiganaysay  hogggamiyaha sare  Mullah Mohammad Umar “Mujahid” iyo inuu ka soo jeedo beesha  Tomzi ee qabiilka  Hotak.
.Aabihii ayaa magaciisa lagu sheegay inuu ahaa   Moulavi Ghulam Nabi, oo ahaa shakhsi muxtarim ah oo bulshadu ka danbayso, waxaani dhintay shan sano kadib dhalashadii  Mohammed Omar.
 
There have been very few images of Mullah Omar
The biography says Mullah Omar abandoned his studies in a madrassa school after the Soviet forces invaded Afghanistan and became a jihadist “to discharge his religious obligation”.
It lists his military feats fighting the Russians between 1983 and 1991, saying he was wounded four times and lost his right eye.
In 1994 Mullah Omar took over leading the Islamic mujahideen to tackle the “factional fighting” among warlords that followed the collapse of the communist regime in 1992.
Then in 1996 he was conferred the title “ameer-ul-momineen” (head of the pious believers), the biography says, becoming supreme leader.
After taking Kabul and establishing the Islamic Emirate of Afghanistan, the biography tells of the “arrogant infidel powers of the world” who “could not tolerate Sharia law” and launched a joint military invasion.
In a section on his “charismatic personality”, the biography says Mullah Omar

  • is tranquil and does not lose either temper or courage
  • does not own a home and has no foreign bank account
  • is affable, has a special sense of humour and never considers himself superior to his colleagues

In a section entitled “His daily activities in the present circumstances”, the biography says: “In the present crucial conditions and regularly being tracked by the enemy, no major change and disruption has been observed in the routine works of [Mullah Omar]”.
It says he “keenly follows and inspects the jihadi activities against the brutal infidel foreign invaders” adding: “He remains in touch with the day-to-day happenings of his country as well as the outside world.”
Some analysts believe Mullah Omar may be operating along or across the border in Pakistan.
 

Leave a Reply