Heesaa Sacuudi ah Oo Gubay Qalabkiisa

0
399

Heesaaga Sacuudiga ah ee Xuseen C/Calaa Abu –Hilaal ayaa sheegay 27/04/2015, inuu joojiyay heesihii iyo fanaanimadii.  Ninkan ayaa gubay dhaamaan qalabkii uu isticmaali jiray fanka oo dhan isagoo sheegay inuu ilaahay u toobad keenay.  Waxa uu gubay dhamaan wixii la xidhiidhayay heesaha oo u yaalay Studio isaga gaar u ahaa. Waxaana uu si kooban u yidhi “ Ilaahay raali ahaanshihii ayaan iibsaday,. Ma jiro lacag aan doonayaa , mana jirto shay kale oo aan rabaa , waxaan u gubay ilaahay dartii qalabkaasi oo dhan “  Waxaana lagu daabacay warkan Warsidaha kulliyoum. 28/04/2015.

Leave a Reply