May Seexan Muddo Dheer

0
405

Gabadh u dhalatay dalka Fitnaam T Le Hang oo ah islaan daโ€™ weyn, ayaa la sheegay in aanay seexan muddo 31 sanadood ah. Islaantan ayaa laba goor isku dayday inay is disho dhibaatada xanuun ee haysata awgeed. Dhakhaatiirta ayaa sheegay inuu ku dhacay xanuun dhif ah oo aan la arag.ย  Waxaana la sheegay in la siiyay dhamaan daawooyinka hurdada, iyagoon haba yaraatee waxba u kordhin. Habeenki ayay gurigeeda ka shaqayn jirtay ka dib marka dadku wada seexdaan. Waxaanay sheegtay in cudurkani uu ku dhacay markii ay dhashay ilmaheedii ugu horeeyay. Waxay noqotay daโ€™ ka dib markii noloshii ay dhadhan u yeelan weyday.
 

Leave a Reply