Difaaca Maroodigu Waa Xirfad

0
532

Wargeyska Daily Mail ee Ingriiska aya soo bandhigay muuqaal Vedoe ah oo uu ku soo bandhigay qoys Maroodiyaal ah, labka iyo dhediga iyo maroodiga yar ee ay dhaleen. Waxayna samaysteen qaabkii ay isu difaaci lahaayeen haddii weerar ku yimaaddo.ย  Waxay u muuqdeen wakhtiga laga qaaday sawirka inayย  ku jiraan qaab difaac iyagoo iska ilaalinayay weerar kaga yimaadda dhinaca xayawaan kale oo aan wakhtigaasi u muuqan sawir qaadayaasha.ย  Mid kasta dhinac ayuu u jeeday oo difaaca kaga jiray , kan ugu yarina wuxu u muuqday mid ku tababaran difaaca oo aadna usoo jeeda.ย  Wargeysku muu sheegin goobta iyo wakhtiga la soo qaaday sawirka.
 

Leave a Reply