Sharciga wadida gaadiidka Ee Cajiibka ah

0
371

Dalka Sweden haddii aad gaadhi wadato maalin iyo habeen inaad bakhtiiso laydhkiisa waa mamnuuc lamina ogola waana ganaax. Waxaana isku mid ah haddii uu kulul yahay qabow yahay, habeen ama maalinba kii uu done ha noqdee.
Magaalada Manila ee caasimadda dalka Filibiin haddii taarikada gaadhigaaga ku xidhan ay ugu danbeeyaan Nambarada 1, 2 waxaa aan laguu ogolayn inaad kaxaysato maalin kasta oo isiniin ah.  Dalka Swiserland isagana haddii maalin kasta oo Axad ah aad gaadhigaaga maydhi weydo oo nadiifin weydo waa lagu ganaaaxaya.
Dalka Japan haddii gaadhigaag aad soo mariso dariiq biyo oo aad ku saydho dadka dariiqa maraya waxaad bixinaysaa ganaaxa.
 

Leave a Reply