Islaamaha Walaalaha Cimriga Dheer

0
356

Afar islamood oo walaalo ah oo u dhashay dalka Ingriiska ayaa da’doodu noqotay marka la isku daro 391 sano.  Islaamahan ayaa labada waaweyn oo iyagu mataano ahaa aya dabaal degeen xafaldii dhalashadood ee boqol iyo kow.
Da’dooda ayaa kala labada mataanood oo ah 101, iyo labada Islaamood ee kale oo noqday 93 iyo 96.
Islaamahan ayaa la sheegay in lagu darayo buuga arrimaha yaabka leh ee Genuis ka dib markii markii ay dhaafeen qiyaasihii hore ugu jiray oo ahaa 386.
Cuntada ay cunaan ayaa ahayd mid si nafaqaysan loo kariayay, taasi ayaa keentay ayay leeyihiin cimrigooda dheeraaday.

Leave a Reply