Labada madaxweyne ayaa la filayaa in ay kulankoodkan Washigton kaga wadhadlaan xidhiidhka labada dal ee dhanka dhaqaalaha, dib u habeynta laamaha dowladda iyo la dagaallanka musuq-maasuqa ku baahay dalka Neyjeeriya.
Booqashada madaxweynaha Neyjeeriya Mohamed Buhari ee magaalada Washington oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ayaa ah tii ugu horreysay ee uu Mareykanka ku yimaado tan iyo markii xilka loo doortay bishii March ee sanadkan.