Fallaadhaha Cadceeda Oo Soo Gaadhay Ayay Ku Farxeen

0
296

Tuulo fog oo ku talla deegaanka madaw ee dalka Norway ayay soo gaadha fallaadhaha cadceeddu hal mar wahtiga jiilalka. Dadka Tuulada oo aad u faraxsan aya muraayado waaweyn dhigay buurta tuulada dusheeda ah si ay shucaaca cadceeda usoo gaadhsiiyaan badhtamaha tuuldaasi. Dadka Tuulada aya samada wada eegayay iyagoo isu tilmaamaya falaadhahaasi, iyagoo faraxsan oo qaarkoodna sawir ka qaadanaya.
Wax kasta oo dunida yaalla qofka aan haysan ayaa dareemaya isla markaana garanaya faa’iideeda, Caafimaadka kan xanuunsanaya aya og, indha la’aanta kan indhaha la’ ayaa dareemaya. Curyaankuna wuxu garanaya faa’iidada lugaha, Maxbuuskuna xorriydda ayuu aad u dareemayaa. Waana arriimo ku lammaan nolosha aduunka

Leave a Reply