Xayawaan Iftiimiya Badaha Hoostooda

0
352

Xayawaan yar oo ku nool badda gudaheeda  loona yaqaano Wanka badda ayaa noqday mid iftiimiya biyaha badaha waaweyn hoostooda.
Xayawaankan oo iftiin iskii u leh ayaa la sheegay inuu hadba halka uu joogo iyo goobaha u dhow  uu siiyo iftiin si buuxda wax loogu arko usii daayo.

Leave a Reply