Maraykanka: Camden Magaalada Ugu Halist Badan

0
543

Magaalada Camden ee ku taalla gobolka new Jersey ee dalka Maraykanka ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan dunida.  Waa magaalada u saboolsan dalkaasi isla markaana ugu khatar badan.  Magaalada Camden  waxa la asaasay sanadkii 1836, waxayna ku fadhidaa qiyaas dhan 58.5 Km2 , tirada dadka ku nool ayaa lagu qiyaasay 133 qof sanadkii 2010kii oo tiro koob lagu sameeyay.
Magaaladan aya ah tan ugu badan tuugada, iyo denbiyada dilalka waxaana la sheegay inay sabab u tahay fakhriga dadka degaanka. Waana magaalo dhismayaasheedu ay si weyn uga muuqato saboolnimadu.

Leave a Reply