Xikmadaha Dadka Wanaagsan

0
1481

” Haddii uu qofka sadaqada bixiyay ogaan lahaa inay gacanta Allah (sw) ku dhacday sadaqadiisu,  ka hor intii aanay gaadhin gacanta Miskiinka, Isaga ayaa ka farxad badnaan lahaa miskiinka uu sadaqada siiyay” Ibnu Qayim ( Majalada Caalam Xaawa)
Dhaleecaynta joogtada ah iyo dacaayada xumi waxay lumisaa quruxda nolosha, waxaana wanaagsan inaad sheegto wanaagga walaalka, iska cafido hadii uu gef ka dhacay.  Maxaa yeelay hadalka wanaagsani waa furaha quluubta, waxaana uu xidhaa nacaybka quluubta ka soo baxaya. Waxa kale oo uu dadka ku beeraa kalgacal iyo niyad wanaag.
 

Leave a Reply