Anna Champman: Basaasad Taariikhda Heshiis Cusub Ku Gashay!

0
387

Anna Chapman waxy ka mid ahayd sirdoonka Ruushka waxayna ku dhalatay Ruushka sanadkii 1982. Sanadkii 2010 bishii June 27 keedii ayaa lagu xidhay Maraykanka iyada iyo 9 qof oo kale ka dib markii lagu tuhmay inay basaasayeen dadka soo gala Maraykanka. Waxayna qiratay inay katirsanayd  sirdoonka Ruushka.
 
Laakiin Waxa lagu celiyay dalka Ruushka bishii Julay 8 ee isla sanadkaasi markii uu dhex maray labada dal heshiis qarsoodi ah oo ahaa  kii ugu weynaa noociisa tan iyo intii uu dhamaaday dagaalkii qabooba iyadoo. Weli dunida waxa ka qarsoon macluumaad badan oo la xidhiidh sirta ku sabsan doorka dadka sirdoonka iyo xidhiidhka ay leeyihiin sirdoonada ee isu celinta dadka ay kala qabtaan. Anna ayaa xidhnayd muddo laba wig ka yar oo keliya.

Leave a Reply