Nin Aan Muddo Dheer Seexan

0
552

Waxay noqotay arrin yaab ah markii la ogaaday in nin lagu magacaabo Tai Nibus oo u dhashay dalka VItnamย  oo daโ€™diisu tahay 33 sano in aanu seexan muddo dheer. Ninkan ayaa la sheegay in maalin kasta uu lugeeyo masaafad dhan 4 km deegaank uu ku nool yahay eeย  Que Son.
Ninkan ayay hurdo laโ€™aantu ku dhacday markii uu asiibay xanuun xumad ah . Dhakhaatiirta oo baadhis ku sameeyay ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay tahay mid fiican inkasta oo aanu hurdo habeen iyo maalin midna seexan. Waxaanay sheegeen inay weli wadaan baadhista sababta aanay ninkan wax dhibaato ah uga keenin hurdo laโ€™aantu.
Nibus oo miisaankiisu gaadhay 50 kg, ayaa la sheegay inuu hurdo laโ€™aanta uga faaโ€™iidaysto ilaalinta beertiisa iyo qoyskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here