Daarsada: waa in aan malgacadda dawada lagu cabin!

0
366

Daraasad  ay sameeyeen kooxo cilmi baadhayaal Maraykan iyo Hokand ah ayaa ka digay in bukaanku ku isticmaalo dawooyinka sharoobada ah malgacad.   Cilmi baadhayaasha ayaa sheegay inay tani ku keenayso bukaanka inuu qaato daawo ka badan ama ka yar qiyaastii loogu talo galay. Waxaana ay ku taliyeen in dawada lagu isticmaalo qiyaasaha mililters ah ee ku yaala dawada gudaheeda. Daraasadda ayaa intaasi ku dartay in malqacadu keeni karto inay waxyeelo gaadhsiiso dawada taasi oo laga yaabo in bakteeriyadu aanay si fiican uga maydhmin.

Leave a Reply