Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay wax ku bartaa. Marka Dariiqa uu marayo Caajisku waxa raaca Fakhriga. Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in Shayna aanu noqon sidii uu ahaa
Ha yaraysan ducada kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.