Ka Faa’iidaysiga Wakhtiga

0
1013

Ibnu Cabbaas (rc) wuxuu yidhi: Nebigu (scw) wuxuu yidhi: “Dad badan ayaa ku hodma oo aan waxba ka faa’idin labo nicmo; oo kala ah caafimaad iyo Fursadda (chance) (ay haystaan. (Bukhaari)

Waxaa aad u xanuunsaday nin ka mid ah muslimiintii taabiciyiinta, waxaana soo bookhatay hooyadii, markaasi ayuu is qurxiyay oo cadarna isku shubay isagoo aad u xanuunsanayay si aanay hooyadii uga nixin ayuu haddana istaagay.

Markii ay hooyadii ka baxday ayuu is taagii ku dhacay. Waxa lagu yidhi maxaa aad sidaa u samaysay oo aad isu dhibtay adigu aad u xanuunsanay.

Waxaana uu ku jawaabay “Taaha ilmaha ayaa  dhiba waalidka”. Waalidkuna wax kasta oo uu awoodo oo wanagaasan kuuma diidayo.

 

Leave a Reply