Haddii aanad adigu Istaraatijiyad iyo qorshe lahayn, waxaad ka qayb noqonaysaa Istaraatijiyad qof kale dejistay”. (Alvin Toffler)
Deeqsinimada waxaan u aqaanaa, marka uu qof wuxu rabo ku ku bixiyo wax kasta oo qaali agtiisa ku ah, ee haddana uu weli aaminsan yahay, in qiime aad u yari kaga baxay” (Simone De Beauvoir)
Qofka noloshiisu waxa ay qiimo leedahay inta uu qiimo ku kordhinayo nolosha dadka kale. waa jacayl, saaxiibtinimo iyo naxariis”. (Simone de Beauvoir)