S.Grant “Dadka Cadaanka Ahi way ka Sareeyaan Ummadaha Kale”

0
449

General Ulysses S. Grant wuxu aha madaxweynihii 18 aad ee Maraykanka wuxu caan ku aha sidii dhowayd ee uu ula shaqayn jiray abrah Lincoln iyo hogaamiintii ciidankii Midowga Maraykanka iyo weliba aragtadiis uu ku dhaleecayn jiray is adoonsiga, waxaana dad badani u arkaan inuu ahaa geesi.

Haddana isagoo mar kasta dhowaaqi jiray in la baabiiyo nidaamkaasi xun ee adoonsiga, ayuu haddana rumaysnaa in dadaka cadaanka ahi ay ka sareeyaan dadka kale oo dhan, iyo weliba inaan dadku isku si u wada noolaan Karin madaama midab ahaan ay kala sareeyaan.

Markii uu qabtay madaxtinimada Maraykanka wuxu dejiyay qorshe ah in dadka maqaarka madow la dejiyo jasiirad fog oo cidla ahayd si ay halkaasi go’doon ugu noqdaan.   Waxaan uu u balan qaaday jasiirada ku taalla carbianka ee Domingo Santo lacag dhan 1.5 milyan doller inuu siin doono hadday ogolaadaan 4 milyan oo qof madow Maraykan ah in xoog lagu soo raro oo la dejiyo jasiiraddan.

Qorashaahsi ayaa helay taageero weyn markii hore laakiin saacadihii ugu danbeeyay ee la fulin laha ayaya laga hor yimi oo la joojiyay. Madax badan ayaa waxay aaminsan yihiin ka hor xukunka bedela marka ay talada qabtaan.

Leave a Reply