Daraasad: Carabka Iyo Muhimadiisa

0
470

Koox  saynisyahanno ah oo ka socday Jarmalka iyo Maraykanka ayaa caddeeyay inay heleen dareemayaal cusub oo aan hore loo ogayn oo carrabku leeyahay.

 

Cilmi baadhista ayay ku sheegeen inuu Carabku awood u leeyahay inuu dhadhamiyo afar nooc oo kala ahaa : Macaanka, Qadadhadhka, Milixda iyo dhanaanka liimaha iyo wixii la mid ah.

 

Waxaa ay iftiimiyeen  in qayb kasta oo carabka ka mid ahi ay dareemayso noocdyadan, waxa kale oo ay caddeeyeen in Carabku u awoodo in dareemo cabitaanno aan iyagu dhadhanka lahayn sida biyaha. Tijaaboyin kala duwan oo ay ku sameeyeen Jiirka iyo carabkiisa ayay ku ogaadeen in Carabku unugyadiisa ay isku mar wada hawlgalaan si loo xaqiijoyo dareeraha soo galay dhadhankiisa.

 

Leave a Reply