Dawaladaha Dundida Aan Ciidanka lahayn

0
364

Dawalado badan oo dunida ka dhisan ayaan lahayn ciidammo Millatari ah, waxaana kuwaasi ka mid ah dawladda ka dhisan Vatican  ee mad-habta Katooliga ee Kiristaanka, xarunteeduna tahay  dhismaha Vatican oo ay degan yihiin 1000 qof  oo Rag iyo Dumar baadariyo ah.

Vatican-ku  waxay leyihiin ciidan ka sheqeeya amniga gudaha oo loo yaqaan Gendarmerie “kalkaaliye” kuwaasi oo ilaaliya nabadgelyada gudaha ee dawladda Vatican-ka.

Laakiin ciidanka Talyaaniga oo ay dawladdani ku dhex taalo ayaa u xilsaarn haddii weerar dhinac dibedda kaga yimaado dawlada Vaticanka. Hore waxay u lahayd ciidan adag, laakiin waxa la baabiiyay sannadki 1970 sidaas darteed waxay ku jirtaa maanta dawladaha aan lahayn ciidanka Millatariga.

Leave a Reply