Waa Inaad Gudato Waajibka Waalidka!

0
388

Qaanuunka Samafalka iyo ixtiraamka waalidka ayaa dalka Shiinuhu soo saaray sannadkii 2012. Sharcigan ayaa dhigaya in waalidku soo dacwayn karo ilmaha uu dhalay ee si joogto ah u soo booqan waaya.

Sharciga ayaa khasab kaga dhigaya qof  kasta inuu u samafalo waalidiintiisa ilaa inta u dhimanayo. Waxaana jira ganaax lacageed oo laga qaadayo qofkii uu waalidkiisu ku soo oogo dacwad ah inuu ixtiraami waayay isla markaana xidhiidhin waayay.

Leave a Reply